Hadiyadda Ramadaanta

Fadliga Bisha Ramadaan awgeed, waxa aan idiin hadiyeynay Nuqulkii Koowaad ee Biciid, annaga oo ka duulayna godlinta maanka gaar ahaan; ururinta, keydinta iyo faafinta xogaha Soomalaida. #SiiFaafi

Ramadaan Wanaagsan, annaga oo ka duulayna barakada bisha barakaysan ee Ramadaan, hiirrgelinayna aqoonta waxtarka u leh bulshada Soomaaliyeed waxa aan halkaan idiin kugu hadiyeynannaa nuqulka koowaad ee Biciid, dhowaanna aan baahinayno nuqulladii xigay.

Intii Aad Dowlad Suge Noqon lahayd Adigu Dowlad Noqo
—Biciid

Akhris wacan,
Maammulka Biciid,
Biciidmagazine@gmail.com