Maxaa loo dhaqdaa geela?

GEELA waxaa loo dhaqdaa saddex qeybood oo waaweyn oo ay Soomaalidu inta badan u dhaqdaan.

GEELA waxaa loo dhaqdaa saddex qeybood oo waaweyn oo ay Soomaalidu inta badan u dhaqdaan.


[1]. Xil & Xarrago: Marka cid kugu martido geelaaga, waxa aad tahay midkiii ku xil baxa, xarrago waa yahay oo ninkii raysimo xeraystay baa laga waraysan.


[2]. Magac & Mansab: Ninka Geela leh, dhulka Soomaalida waa ka tammadsanaa, oo waxa uu ahaa nin hantiile ah oo tan uu rabo qasha, rarta, ku guura, dubaaxda, caanaysta oo ciddii uu rabo maal u siiya. Magac waa ahaa oo ninka geeliisu boqol gaaro waxa uu bulshada ku lahaa fadhi gaar ah oo loo yaqaanno BOQOLLEY, galahaas waxaa tegi jiray ragga geeloodu 100 gaaro.


[3]. Dhur & Dhaqaal: Dheeftiisa weyn oo aan la sinnayn xoolaha kale waxa uu ka yahay foos aan cidi dhererin. Waa uu leeyahay dhaqaal duunyo kan ugu sarreeya oo cadkiisa iyo caanihiisaa lagu nool yahay.


Sidee loo casriyeyn karaa dhaqashada geela?

#SomaliCamelFete
#XuskaGeelaSoomaalida