Hadiyadda Ramadaanta

Fadliga Bisha Ramadaan awgeed, waxa aan idiin hadiyeynay Nuqulkii Koowaad ee Biciid, annaga oo ka duulayna godlinta maanka gaar ahaan; ururinta, keydinta iyo faafinta xogaha Soomalaida. #SiiFaafi
Fadliga Bisha Ramadaan awgeed, waxa aan idiin hadiyeynay Nuqulkii Koowaad ee Biciid, annaga oo ka duulayna godlinta maanka gaar ahaan; ururinta, keydinta iyo faafinta xogaha Soomalaida. #SiiFaafi
al sawiro, magaalada taariikhiga ah ee Eyl oo laga muday teendhooyin ay ku xardhan yihiin midabbadii dhaqanka Soomaalida, ayna ka dhex balalayaan qoryo madaxa la isu saaray oo ay lagu huriyey lul, xilliguna yahay habeen wajiine oo xiddigaha ...
GEELA waxaa loo dhaqdaa saddex qeybood oo waaweyn oo ay Soomaalidu inta badan u dhaqdaan.
The Biciid Center for Culture and Nature is pleased to announce the call for articles for the Somali Camel Fete 2024, taking place on June 21-22 in Garowe, Somalia.
Xuska Geela Soomaalida [Somali Camel Fete] 2024 waa xuskii ugu horreeyey ee Geela Soomaalida.